Kal-Fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland oo Maanta loo balansanaa in lala Xisaabtamo Madaxwaynaha iyo Wasiirada Puntland ayaa gebi ahaanba La soo xiray kadib markii Madaxwaynaha Puntland xalay fariin u diray Gudoonka iyo Xubnaha barlamaanka Puntland.
Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni ayaa Barlamaanka Puntland ka codsaday inaan lala Xisaabtamin Xukumaada madaama ay jiraan Xalaadao qalafsan oo ka jira Puntland sida Abaaraha, Colaadaha Beelaha iyo Ismari waaga Boosaaso.
Leave a Reply