Xarunta golaha wakiilada Soomaliland waxaa Maanta ka dhacay dagaal gacan ka hadal oo u dhaxeeya Ciidanka Boliiska iyo qaar kamida xubnaha golaha wakiilada kaas oo buuq badan dhaliyey kadib markii Madaxwayne Muuse Biixi sheegay in la furay Xisbiyada Soomaliland.
Leave a Reply