Wasiirkii hore ee Arimaha dibada Somaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo kamida musharaxiinta Barlamaanka Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo, waxaana soo dhaweyntii ka qayb qaatay waxgaradka, dhalinyarada, haweenka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Leave a Reply