Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa Madaxda maamul Goboleedyada sida Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug loogu booriyey inay ka foggaadaan dib u dhac kale oo ku yimaada doorashada dalka.
Mareykanka ayaa Madaxda maamulada ka dalbaday in si deg-deg ah u soo gabagabeeyaan doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka isla markaana doorashada noqoto mid lagu kalsoonaan karo, hufan oo loo dhan yahay.
Leave a Reply