Mamulka degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo ayaa maanta kulan layeeshay Ururada bulshada reydka, sida waxgaradka dhalinyarada, haweenka iyo Culimada waxaana kulankaas looga hadlay Abaaraha, Doorashooyinka iyo Safar uu Gudoomiyaha Garbahaaray Xasan Sheekh Cilmi ugu maqnaa Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply