Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ay Wehlinayaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Sade oo caawa shir Jaraa’id ku Qabtay Dagmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud ayaa baaq ka soo Saaray Colaada Magaalada Boosaaso.
Ugaas Maxamed Ugaas Axmed iyo dhaqanka beesha Sade ayaa waxay ku baaqeen in la joojiyo dagaalka oo wadahadl lagu dhameeyo is afgaran waaga loona hogaansamo baaqyada waxagaradka iyo isimida Puntland.
Leave a Reply