Guddoomiye Ku-Xiggeenka 2aad ee Golaha Shacabka ayaa Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug u diray dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan Ansixinta Qaraarka Golaha Wasiirada Galmudug ee Degmada Xeraale. “Guddoomiyaha waxaa ugu mahad celinayaa Baarlamaanka Galmudug Ansixinta Qaraarka Degmada Xeraale”.Ayuu yiri Mahad Cabdulle Cawid
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Xubnaha Golaha Gudashada waajibkaas. Wuxuu Baarlamaanka sida oo kale Ansixiyey dhowaan Qaraar la mid ah ka maanta oo lagu meelmariyey degmada Guriceel.
Leave a Reply