Garoonka Shaati Gaduud International Airport ee Magaalada Baydhabo oo ah Garoonka Labaad ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya kan ugu weyn, lagana hagi doono Hawada dalka diyaarada ka duulaya iyo kuwa soo degaya marka laga reebo Gooronka Magaalada Muqdisho ayaa la geeyey Qalab lagu hago diyaaraha sidoo kalena ah mid casri ah.
Leave a Reply