Afhayeenkii Rooble oo Turkiga loo qaaday kadib markii Imaaraadku diideen inay Dabiibaan

macalimu

Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhaawaciisa loo qaaday dalka dibaddiisa, gaar ahaan dalka Turkiga kadib markii Imaaradka ay diideen codsi loo diray ee ahaa in afhayeenka lagu daaweeyo dalkooda.

Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macalimuu waxaana ku sagootiyey Garoonka Aaden Cadde xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Mas’uuliyiinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo saxafiyiin Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.