Abwaan badal oo ka hadlaayey hadalkii shalay kasoo yeeray Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Boqor Buurmadow ee ay ku eedeeyeyen Ra,iisalwasaare Rooble inuu Boobay doorashadii Gobolada Waqooyi ayaa sheegay inuu qalad ahaa hadalkoodii sababtoo ah dalka waxa uu galay doorasho boob ah.
Leave a Reply