Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland (SEIT) ayaa maanta shahaadada musharaxnimo gudoonsiiyay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) iyo Cabdiraxmaan Macalin Xuseen oo ku tartamaya kursiga tirsigiisu yahay #HOP126.
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaanan ka Tanaasulin Shaqadii Wasiirnimo ee uu ka hayey Maamulka koonfurgalbeed.
Leave a Reply