Madaxweyne ku-xigeenka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-gabeed oo hadal soo dhaweyn ah u jeediyay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Haramcad oo Maanta dowlada gaysay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeelle ayaa waxaa uu sheegay in Ciidanka Haramcad ee la geeyay Baladweyne ay gurmad ahaan uga dalbadeen dowladda Federaalka oo ay Ciidankaas ay doonayaan inay soo celiyaan ammaankii Baladweyne, lana dagaalamaan kuwa kasoo horjeeda Maamulka Hirshabeelle.
Leave a Reply