Wasiir Khadiijo oo Sharaxday Gargaar ay ka duuntay dalka Imaaradka Carabta

khadiijo

Shixnaddii labaad ee raashin gargaar ah ayay maanta dowladda Imaaraadku soo gaarsiisay Soomaaliya taas oo loogu tala galay dadka abaaruhu saameeyeen.

Wasiirka gargaarka XFS Khadiijo Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan xubno ka tirsan guddiga Qaran ee Abaaraha ayaa kala wareegtay shixnadda dowladda Imaaraadka.

Wasiir Khadiija ayaa ugu mahad celisay dowladda Imaaraadka Carabta garab istaagga walaalaheeda Soomaaliya iyo dadka ay abaaruhu waxyeelleeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.