Gudoomiyaha Dayniile ahna Xildhibaan ayaa lagu Soo dhaweeyey Muqdisho

jacfar

Gudoomiyaha Degmada Dayniile ahna Xildhibaan ka tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar jacfar ayaa si weyn Loogu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kadibna Kormeeray Degmada Deyniile ee uu Gudoomiyaha ka Yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.