Magaaladda Bosaaso ayaa aas-Qaran loogu sameeyay Cuqaashii shalay ku geeriyooday Qaraxii Boosaaso, kaas oo loo malaynayo inay ka dambeeyeyn Maamulka Deni Hogaamiyo.
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Mohamed Xasan,Suldaanka Guud ee beelaha dubays Mohamed Abdullahi Cartan,Maamulka Gobolka Bari,iyo Waxagrad iyo siyaasiyiin ayaa ka qeybgallay aaska Waxgaradkii shalay lagu dilay Boosaaso.
Leave a Reply