Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa markii ugu horaysay wado laamiya maanta dhagax dhigay Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaaka ee maamulka Jubbaland.
Mashruuxaan ayaa ahaa mid mudo soo jiitamayay isla markana daraasayntooda ay wakhti dheer qaadatay iyadoo laga baaran dagayay sida ugu wanaagsan ee loo heli lahaa shirkad tayo leh oo mashruucan fulisa.
Shirkada Chonging Overseas Construction Corporation(COCO) ee laga lee yahay shiinaha ayaa heshay qandaraaskan oo hadii wajiga hore sidii loogu tala galay ay u fuliso mudnaan gaar ah la siin doono.
Leave a Reply