Siyaasiyiin Soomaali ah oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa walaac ka muujiyay doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee ka dhaceysa Boosaaso Taas oo uu Madaxwaynaha Puntland Doonayo inuu Boobo.
Siyaasiyiinta walaaca ka muujiyey ayaa Waxaa ka mid ah wasiiru dowlaha maaliyadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim.
Leave a Reply