Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay Hogaaminaysay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Anita Kiki Gbeho,
Kulanka Madaxweynaha iyo Wafdiga oo ay ka qeybgaleen Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada waxaa looga Hadlay Arimaha Abaaraha,Doorashooyinka iyo Amniga.
Leave a Reply