Daawo:Guddigii Rooble U Magacaabay Garbahaareey oo Lagu eedeyey Qabyaalad iyo Been Abuur

canjeex

Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Buulle Garaad (Canjeex) ayaa ka hor yimid Guddigii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Magaalada Garbahaareey.

Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Buulle Garaad (Canjeex) ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ee Garbahaarreey Cumar Maxamed Cabdulle “Cumar Dhagey”  in uusan rabin Garbahaareey ka dhacdo doorashado, oo uu ka gudbinayo Gobolka xaalad aan ka jirin iyo Been Abuur aan sal lahayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.