Suldaanka guud ee Yibraha, iyo Waxgaradka beesha ayaa eedeyn u jeediyey Madaxweyne Deni

yibro

Suldaanka guud ee Beesha Yibraha, iyo Ugaaska iyo Nabadoonka beeshan ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Deni inuu dhacay kursigooda Xildhibaanimo HOP220 kaasoo xalay kamid ahaa kuraasta lasoo bandhigay odayaal dhaqameedka soo xulaya ergada.

Odayaasha dhaqanka ayaa soo bandhigay aqoonsi ku saabsan in ay ka tirsan yihiin 135- ta oday dhaqameed ee Soomaaliyeed ee loo aqoonsan yahay in ay yihiin kuwa saxda ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.