Axmed Madoobe oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Xildhibaan Maxamuud Muxumed Kuulow

Axmedmadoobe

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madobe ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha’unaxariistee Xildhibaan Maxamuud Muxumed Kuulow, oo galabta ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya

Alle ha u naxariistee Maxamuud Muxumed Kuulow ayaa kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka JFS ee dhawaan lagu doortay Jubaland gaar ahaan Magaalada kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.