Wafdi Saraakiil sare sare ah oo uu hogggaminayo taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka General Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa maanta Gaaray magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah lagu soo geba gabeeyo doorashada kuraastii ugu dambeysay ee xildhibaanada Gaha shacabka kuwaas oo deegaan doorashadoodu ahayd Caasimadda Ku-meel gaarka ah ee Koofur galbeed.
Leave a Reply