Daawo:Dowlada Soomaaliya oo ka Hadashay Diyaarado Shatiyada laga noqday iyo kuwa la ganaaxay

Duraan

Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Duraan Axmed faarah ayaa ka hadlay Diyaarado Shatiga lagala Noqday iyo Ganacsato la xiray.

Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada XFS ayaa beeniyay in qaar ka mid shirkadaha duulimaadka diyaaradaha in shatiyadii lagala laabtay qaarkoodna la ganaaxey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.