Safaaradda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Edward André, ayaa soo dhaweeyey in Madaxweynayaasha Koofur Galbeed iyo Galmudug ay waqtigii loogu tala galay ku dhammeystireen doorashada ee ahaa 15 March 2022.
Dhanka kale Safaaradda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Edward André nasiib darro ku tilmaamtay Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Hirshabelle ay seegeen waqtigii loogu talagalay Doorashada in lagu soo dhameeyo kale oo muhiim ah.
Leave a Reply