Booyadihii Baladxaawo oo Shaqo Joojin Sameeyey kadib lacag Lagu soo Roogay

booyad

Darawalada Booyadaha Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sameeyey banaanbax ay kaga cabanaayaan lacag aysan awoodin oo maamulka Baladxaawo kusoo rogeen xili ay ugurmanayaan dadka abaaruhu Saameeyeen ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.