Muuse Biixi iyo Waftigiisii oo Fashil kala kulmay Aqalka Sare ee Maraykanka

muuse

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii shanaad ku sugan Maraykanka ayaa Washington D.C kulamo muhiima la yeeshay Guddida Arrimaha Dibeda ee Aqalka congress-ka oo uu hoggaaminaayo Rep. Greg Meeks oo uu wehelinaayo mudanaha dhigiisa ah ee ka socda xisbiga Jamhuuriga, Rep. Mike McCaul waxa kale oo wehelinaysay Rep. Karen Bass oo ah gudoomiyaha Guddi Hoosaadka Afrika, ee aqalka Congress-ka Waxa kale oo wehelinaayey mudaneyaasha kala ah; Rep. Chris Smith (R-NJ), Rep. Steve Chabot (R-OH), Rep. Young Kim (R-CA), Rep. Tim Burchett (R-TN), Rep. Brian Mast (R-FL), Rep. Ilhan Omar (D-MN) iyo Rep. Scott Perry (R-PA).

Guddida Arrimaha Dibeda ee Aqalka congress-ka ayaa Waftiga Muuse Biixi u sheegay maraykana inuu arimaha Soomaaliya ku wajahayo hal mawqif oo ah Soomaaliya ianay tahay wadan Madax Banaan oo xor ah ayna tixgalinayaan Madaxbanaanidooda.

Guddida Arrimaha Dibeda ee Aqalka congress-ka ee uu Muuse Biixi la kulamay ayaa waxaa kamid ahaa Ilhaan Cumar taas oo Muuse Biixi Jeclaysan la kulan keeda balsa waxa uu ka qaban karay majiraan Madaama Ilhaan kamid tahay Guddiga Arimaha Dibada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.