Laamaha Amniga oo ka warbixiyey Labo Qarax oo ka dhacay Baladwayne

qarax

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashaay Labo Qarax oo xalay ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan ayaa Sheegay qaraxyada ay ku dhinteen in ka badan 30 qof oo ay ku Xildhibaano iyodad shacab ah, sidoo kalena ay dhaawacmeen afartameeyo qof.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.