Waxaa meel fiican maraya dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Balanbale ee Gobolka Galagaduud kaas oo dhismihiisa Isxilqaan ku dhisaayaan Bulshada, waxaayna Gudiga dhismaha Airportka Balanbale ugu baaqeen madaxdii ka tirsanayd maamulka Galmudug ee ugu horeeyo Madaxwayne kuxigeenka Galmudug. Wasiiro qaar kamida Xildhibaanada Galmudug iyo kuwa federaalka inay bixiyaan lacagtii ay isku qoreen.
Dhanka kale maamulka dhismaha Airportka ayaa shacabka Soomaliyeed iyo Bulshada kasoo jeeda Waqooyiga Galgaduud ugu baaqay inay ka qayb qaataan dhismaha Airportka Balanbale .
Leave a Reply