Madaxweyne Laftagareen ayaa kulan la qaatay Wafdi kasocday Qaramada Midoobey

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren ayaa Qaabilay Khabiirka Madaxa Bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Isha Dyfan.

Kulan Saacado qaatay Wafdiga iyo Madaxweynaha waxay uga wada hadleen Abaaraha ,Biya la’aanta , Xaquuqda Aadanaha iyo Xuriyatal qowlka. Kulanka waxaa ka qeybgalay Lataliyaasha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Madaxtooyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.