Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta birito ah ay tahay maalinta koobaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Waxaana ay ugu baaqday Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed in ay ka faa’ideystaan Bilashada Bishan Barakeysan ee Ramadaan.
Leave a Reply