Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow oo Rooble ku eedeeyey inuu si gaara u beegsaday koonfurgalbeed

ibraahimyarow

Xildhibaan hore Ibrahim Isaaq Yaroow ayaa Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya ku eedeeyey inuu Maamul goboleedyada isku si ula dhaqmayn maadaama Doorashada ka dhacday Maamul Goboleedyada ay ahayd mid dadban, Koonfurgalbeed wey kaa saxantahay doorashada hala dadejiyo,maamuladana si siman ha loola dhaqmo ayuu yiri Xildhibaan Ibraahim Yarow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.