Xildhibaan Cabdulaahi Kulane oo Sheegay inaan Isbaaro Loo dhigan karin Matalaada Gedo

kulane

Xildhibaan Cabdullaahi Adan kulane oo ah xildhibaan ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya iyo taliyahaa NISA ee gobalka Gedo Abdurahmaan cabdullahi adan bakaal kooke ayaa soo gaaray Degmada Dollow soomaaliya.

Waxaa garoonka diyaaradahaa ku soo dhaweeyay dhamaan qeybahaa bulshada iyo maamulka degmada Dollow, Xildhibaano Kulane oo ka hadlay Kuraasta taala Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ayaa sheegay inaan Cidna u dhiagn karin isbaaro Mataalada Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.