Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal oo ka hadlay Khilaafka Ra’iisul wasaare Rooble iyo Maamulka Koonfur galbeed ayaa waxuu sheegay Rooble inuu ku xad gudbay Maamulka koonfurgalbeed oo si ka duwan Maamul goboleedyada kale ula dhaqmay.
dhanka kale Gudoomiye Mursal ayaa sheegay Rooble inuu si ka baxsan heshiiska Madasha Qaranka uu Guddiyada Doorashada iska horkeenay.
Ugu Dabayntii Gudoomiye Mursal ayaa sheegay inaysan dhacayn Xildhibaano la dhaarsho 14 April inta Koonfurgalbeed ka maqan tahay Madaama dalka Federaal yahay.
Leave a Reply