Wararka aan ka helayno Madaxtooyada Maamul Goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa sheegay wadahadaladii u dhaxeeyey Madaxwaynayasha Galmudug iyo Koonfurgalbeed ee lagu xalinayey Qilaafkii ka dhashay Afarta kursi ee Rooble hakiyey ayaa waxay marayaan heer gabo gabo ah.
Wararka ayaa waxaay intaas ku darayaaan galinka dambe ee maanta ama bari inay warsaxaafadeed soo saari doonaan madaxka ku shiraysa Baydhabo, dhanka kale R’iisalwasaare Rooble ayaa lagu filayaa inuu fasaxo kuraasta uu xanibay
Leave a Reply