Gudoomiye Mursal iyo James Swan oo kawada hadlay Sidii loo fasixi lahaa kuraasta koonfurgalbeed

Mursal

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Muddane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan Iyo Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe Mr. James Swan ayaa Maanta Ku Kulmay Magalada Muqdisho.

Gudoomiye Mursal iyo James Swan ayaa waxay kawada hadleen sidii loo xalin lahaa khilaafka ka dhashay Afarta kursi ee laga reebay shahaado siinta xildhibaanada Soomaaliya iyo sidii loo soo gabagabayn lahaa doorashada xildhibaanada Soomaliya

.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.