Daawo:Taliska Muuse biixi oo Ka hadlay Rasaas loo Adeegsaday Maxaabiista Xabsiga Hargeysa

muse

Xabsiga weyn ee Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ayaa waxaa halkaas ka laga Maqlayaa rasaas oo ay ridayaan Ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada xabsiga Hageysa.

Rasaastan ayaa bilaabatay, kadib markii ay isku dhaceen qaar kamid ah Maxaabiista ku xiran xabsiga oo ka gadoodsan dhibaato ku heysata halkaas iyo Ciidanka ilaalada ka haaya xabsiga, kuwaasi oo rasaas ka dhex ridaya gudaha xabsiga weyn.

Wasiirka Cadaalada iyo Taliyaha Ciidamada Soomaaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa sharaxaad ka baxshay Qaabka wax u dhaceen iyo qasaaraha ka dhashay Xabsiga Magaalada Hargaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.