kulankii ugu horreeyay ee Xildhibaanada cusub Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ka furmay, ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa ahaa ansixinta gudiga soo qaban qaabinaya doorashada Gudoomiyaha Cusub iyo kuxigeenadiisa.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaam Axmed Liibaan ayaa Xildhibaanada ka codsaday inuu asaga soo xulo Gudiga qaban qaabada doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka iyo ku xigeenadiisa taas oo Xubnaha barlamaanka Soomaaliya ka horyimaadeen.
Leave a Reply