Senatar Muuse Suudi Yalaxow oo ka hadlaayey kulankii ugu horeeyey eebAqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa markii uu la yaabay waqti dhumiska Gudoomiyaha kumeelgaarka ah ee Aqalka Sare Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab ayaa waxuu yiri “Gudoomiye lix qof oo Gudi ah waxaan oo waqti ah ha nooga qaadin “.
Leave a Reply