Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka hadlaayey kuraasta taal gobolka Gedo ayaa waxuu yiri Sidaan “Rooble waxaa laga rabaa sharciga qoraya in uu ogolaado doorasho lagu qabanayo Xuduud beenaad oo soomaali iyo jubbaland aysan ka talin, Reer Gedo wan u tacsiyeyn”
Leave a Reply