Ciidanka Deegaanka Soomalida oo Qirtay inay Xasuuq u Gaysteen Dad Shacaba

Liyuuboliis

labadii maalin ee la soo dhaafay ayaa Ciidamada Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxay dad shacaba oo tiradooda dhaafayso 12 qof oo isugu jira caruur iyo haween iyo dad shaxaaba ku laayeen Qabalayaasha Fadhigaraadle,Qoolax iyo Xaaji Yare.

Taliye kuxigeenka ciidanka xooga gaar ka ah ee Dowlad deegaanka Soomaalida Sareeye Gaas sakariye cabdi khaliif ayaa isku qiray inay laayeen dad badan oo shacaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.