Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade Airport kusoo dhoweeyay Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale, qaar kamid ah Xildhibaanada Hirshabeelle iyo Mas’uuliyiin kale.
Dhanka kale Madaxweynaha waxa uu garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade kula kulmay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay iska wareysteen xaaladaha guud ee dalka.
Leave a Reply