Akhriso:Maxkamadda Sare ee Dalka oo diiday Dacwada kursiga Fahad Yasiin

fahadyasiin

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa diiday qaadista Dacwadda kursiga Hop#086 ee Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn ka garnaqida cabashooyinka ka dhasha go’aannada maamul ee doorashada dadban ee  Barlamaanka 11-aad.

Maxkamadda ayaa sidoo kale waxaa ay aqbashay Hor is-taagga Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dowladda oo metalaya Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee ah in Maxkamadda sare aanay awood u laheyn ka garnaqida cabashooyinka la xiriira doorashada dadban ee Baarlamaanka 11aad, waxana gebi ahaanba maxakamadu xirtay gal dacwadeedka  loo soo  gudbiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.