Daawo:Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Hadii La doorto Wax uu Qabano

shariif

Madaxwaynahii hore ee Soomalia Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah murashaxiinta ugu cad-cad doorashooyinka Madaxwayne ee Somaaliya ayaa ka hadlay waxyaabo ay ka mid yihiin waxa uu ka yeelayo ururka Alshabaab, sida uu ula xaalayo maamul goboleedyada Soomaaliya Iyo beesha caalamka, haddii mar kale dib loo soo doorto.

1 Comment

  1. Waa nin been badan sharifkan
    Waana ninkii kacaray
    Saxiibadiis oo kenya
    Iskadhiibay waana ninkii
    Bada somalia muranka galiyay
    Wana ninkii marna ahaa wadaad
    Xaq udirir ah marana u ekaa
    Double agance
    Hada ayuu aminsan yahay inay jiraan umado jacal somalia
    Taas uu kawado wadamada
    Shisheeye
    Aduunka majiro dal jacal
    Dalkale waa un iskudanaysi
    Taas ogow shariif,
    Shariif umaqalantid hogaanka
    10milion ee somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.