Taliye Xijaar iyo Xildhibaanada Sool, Sanaag iyo Cayn oo ka badbaaday Qarax

boliis

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax uu fuliyay qof isku isoo xiray Waxyaabaha oo ka  dhacay Makhaayad ku taal Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ku sugnaa Talyaha Ciidanka Booliiskii Gen Xijaar iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas laga soo doortay Sool, Saanag iyo Cayn waxaana la soo warinayaa in ay bad qabaan

.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.