Madaxwaynaha Hirshabeelle iyo Roole oo Kawada Hadlay Kursiga Fahad Yasiin

Guudlaawe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Raisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Rooble ayaa ka wadahadleen Kursiga Fahad Yaasiij, arrimaha amniga iyo dhameystirka kuraasta Golaha Shacabka ee ku harsan Dowladda Hirshabeelle.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.