Madaxwaynaha Puntland oo Guddi u Magacaabay Dhacdadii Gaalkacyo

karaash

Madaxweynaha Puntland Ahmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddiga baarista dhacdadii dhowaan ka dhacday caasimadda gobalka Mudug ee Gaalkacyo, taas oo sababtay dhimashada hal Askari iyo dhaawaca Taliye kuxigeenka Qeybta Booliska gobalka Mudug iyo Nabaddoon Yaasiin.

Guddiga oo ka kooban 6 xubnood ayaa baaris ku sameyn doona sababta keentay is rasaaseyn ku dhexmartay Booliska gobalka Mudug iyo Askar kamid ah Ciidanka PSF oo ilaalo u ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, beer ku taal duleedka Gaalkacyo.

1: Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan. (Wasiir ku xigeenka Amniga iyo DDR).
2: Xil Axmed Jaamac Cabdulle. (Xildhibaan Puntland).
3: Xil Cabdiwali Yuusuf Warsame (Xildhibaan Puntland).
4: Gen. Caydiid Axmednuur Warsame. (Kusimaha Taliyaha Booliiska Puntland).
5: Aadan Cali Maxamuud Kusimaha Xeer Ilaaliyaha Ciidanka Qalabka sida ee Puntland
6: Asad Faarax Maxamed. (Xoghayn)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.