Xildhibaanad Muna Axmed Shire oo Kamida Xildhibaanada lagu doortay Deegaan Doorashada Labaad Jubbaland ee Magaalada Garbahaaray ayaa waxay sheegtay inay yihiin Xildhibaanada Saxa ah ee lagu doortay habraacii Doorashada ee 17 Sebtember kaas oo ansixiyeen Madaxdada maamuulyada, Gobolka Banaadir iyo Madaxwaynaha Soomaaliya.
Leave a Reply