Guddiga Qabanqaabada Doorashada guddoonka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho kaas oo ku saabsan doorashada bari ee Guddonka Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay labada Kooxood ee Gedo lagu soo doortay kama qayb galayaan Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya.
Leave a Reply