Guddomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulankiisa ugu horeeyey shir guddomiyey, waxaana uu xilka kala wareegay Guddomiyihii hore Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in uusan koox gaar ah aheyn, isla markaana ay matelayaa Baarlamaanka, oo wixii qalalaad ah ay jira la sixci doono gaarvahaan Xildhibaanada Gedo.
Leave a Reply