Madaxwaynaha Puntland ayaa Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo Salaada Ciida la tukaday Bulshada Magaalada Boosaaso ayaa waxuu sheegay Puntland inuu isku hayo dastuurka lagamana yeelayo Deni inuu Dowlada Puntland ka dhigo boombale dhabarka lagu qaato oo haddii la doono Ukrain lala aado.
Leave a Reply